gabay jacel
May 15 2010, 11:21 AM EDT
| Post edited: May 15 2010, 11:21 AM EDT
waa adunyo aaqirsamaan lamadaayo warkeeda jirib kaad mudatana lafahuu kujabshaa ee wali naag majeclaatay idinkoo meel wadajooga siduu gari kujiiray ju na ma u oran weday jarba waa kan danbeeyo mid baas oo jenis sita iyo jarjarkii lacageed oo raksi kalajiidan wata ma ugu qabtay jambiga ma ugu qabtay malajiitay ninkii jaan qarar caradii laamigii jar jarkii dib ma usoo turun turooray dadkii meesha maraayay maku tiri ina ader jaad i amaahi adeer jaad i amaahi guriigee ku jireen oo afka jiingad ahaa afar goor majukeesay inta lagaa furay malaguugu jawaabay war quudyahow qof aan meeshaba joogi jamaadeyda haya hanagu joogsan walaal
11
out of
13 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?