|
Anonymous |
|
Udgoon
|
1 |
Dec 5 2012, 1:36 AM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 17 2011, 5:24 AM EDT
Watch
Asc aqyarta sharafta leh e webka waxan **** codsanaya inad nosoqortan geeraro jcl ah mahadsaniden
1
out of
1 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Show Last Reply
|
|
Last Reply:
RE: Udgoon
By: Posted Anonymously,
Dec 5 2012, 1:36 AM EST
Haddii dumar asluubiyo Dabci fiican leeyahay Dulqaad tii u dhalataay
Dadnimadiyo sharafta duco waalidkeyd Tii loogu daraay
Daacadnimo waxaa hela Danahooda taam noqon Duulkii Illaah iyo Diintiisa caabuda
Dariiqii rasuulkana Aan dacalka dhaafine
Waxaa ugu danleeyhay Waa maalmo duniduye Dumar taan ka doortaay Ila garo danteenoo Dowga toosawan ii raac
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
|
|
|
|
|
salaan
|
0 |
Dec 14 2011, 11:38 AM EST by
|
|
|
Thread started: Dec 14 2011, 11:38 AM EST
Watch
hi every body
5
out of
6 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
Qiso jaceel o dhab ah
|
1 |
Nov 13 2011, 6:29 AM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 17 2011, 5:56 AM EDT
Watch
Asalamu calikum salan kadib kadib waxan halkan kusogudbinaya qiso jaceel ah o an wali dhamanin arimaheeda dr.macow wa wil da'yar iyo gacalisadiisa xamdi xiis aan gudaha ugalno sheekada dr.macow iyo gacalisadiisa xamdi, maalin malmaha kamida aya dr.macow wuxu aaday tahriib dalka italia lkn nasiib xumo wey suurta galiweyday kadibna wuxu kusoolabtay magalada muqadisho markasi ayu kufikiray in niyada uu kasaaro buufiski hayey uuna ubadalo arimo jaceel lkn habeen habeenada kamid ah ayuu soo'qabsaday taleefonka kadibna number ayuu wacay isla markiiba waxa taleefonka ka'qabtay gabar cod dabacsan leh aad ufaraxsan islamarkiiba waxey lasoboday WAAKUMA?YAAD RABTAA?horay aya loodhahay labo barisay kalawarla,wilki murugsana e macow aha cabaar ayuu aamusay inyar kadib ayuu kudhahay gabadhii abaayo adiguna wad faraxsantahay aniguna murug ayan caawo lasexanwayey kadibna waxa dhaxmartay labadoda sheeko aad u macan halkasina waxa kudhaxmaray isbarashadii kowaad!........lasoco qebta lawad byby
44
out of
48 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
azlmu alekum
|
0 |
Oct 12 2011, 11:48 PM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Oct 12 2011, 11:48 PM EDT
Watch
Naftaydaa kuu jirrabanoo. Waxay haysa jamashadaa. Adaan kuu jeellanahayoo. Jacayl baad igu abuurtay. Ma jiifsado cawadii. Dharaartii ma joogi karo. Dhinaca aad iga jirtaa. Qalbigu ii jiidayaa. Hayeeshee Jab bay horjooga. Jir baa igu helay bannaan. Jar baan ka lushaa khatara. Talaa iga jahawareersan. Jid aan u baxaanan hayn. Jahadii baa iga hallowday. Haddaan kuu jeedi laayoon Jabka kuu sheegi laa. Awood baan jirin xaggaygoo. Afkii baa juuqda gabay!"
8
out of
8 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
qiso jacel ah oo dhab ah
|
0 |
Sep 28 2011, 2:40 PM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Sep 28 2011, 2:40 PM EDT
Watch
qisadu waxay kusocotaa wiil dhalin yaro ah oo lagu magacabo mowlid yare haben habeenada kamid ah buu aroos soo aday wuxuuna ku bartay gabar aad uqurxon kadibna mowlid si dhab ah buu ujecladay gabdhii la oran jiray ayaan gabdhu mowliid ayadu maysan jeclayn lakin waxay lawaday jacel khayali ah waxa dhacday in ay gabadhii guursatay wiil kale mowliid yare wuxu yimid arooskeedii si aan loo filayn buu kasoo istagay dadki dhexdiisa wuxuna qabsaday makrafonka wuxuna kaqaday hees horay looqaday oo asaga kusaab san inkastoo ay ayan ayan aqal yelatoo ubad kala dhashoo tahay oori kale bal maxay indhuhu kaa eegayan bal muxuu afkuna kuu amanaya anigoo ogsoon kama aamusee waa amar ale lasoco qaybta abaad
41
out of
42 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
Mahadcelin
|
0 |
Aug 2 2011, 10:23 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 2 2011, 10:23 AM EDT
Watch
Marka hore wan idin slmy dhaman daadihiyasha barnamijka iyo mamulka webka inta kdb adinko mahadsan waxan idinka codsana in aad noosoo qortan shekoyin jaceyl iyo gabayo iyo weliba gerararo aad u wanagsan wadna mahadsantihin
2
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
salaan
|
0 |
Mar 22 2011, 4:08 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Mar 22 2011, 4:08 AM EDT
Watch
marka hore waa idin salamay daadiyaha sheekada jaceyl iyo qoraag soo garay ereyada jacey marka xigta maxa idinku dhacay waqti badan aya idin sogayay soo qora hadalo macan igu geeraaro cuusub
9
out of
9 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
abdi mohamed
|
0 |
Jan 13 2011, 5:05 PM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Jan 13 2011, 5:05 PM EST
Watch
waan idin salaamay dhamaantiine insha,allaaah kheyr
1
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
axmedyare445@hotmail.com
|
0 |
Dec 17 2010, 10:58 AM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Dec 17 2010, 10:58 AM EST
Watch
waa idin wada salaamayaaaa dhamaaan inta muslimiinta oh anigu gabay iga nmaqan ayaaa radinayaaa waxaan rabaa in meel la iigu shwwgo cidii garaneesa walaalayaaaa waa gabay gii nugal ow caraali sugle
2
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
cali xasan
|
1 |
Nov 27 2010, 12:30 PM EST by
Anonymous |
|
|
Thread started: Nov 5 2010, 12:32 AM EDT
Watch
gabayyada jacaylka igu soo dir imailkyga calitaam1@hotmail.com
4
out of
4 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
Show Last Reply
|
|
Last Reply:
RE: cali xasan
By: Posted Anonymously,
Nov 27 2010, 12:30 PM EST
Kkkkkkk
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
|
|
|
Anonymous |
|
xasuus
|
0 |
Aug 7 2010, 4:16 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 7 2010, 4:16 AM EDT
Watch
magacaygu waa xamse axmed yuusuf waxan aad ujecelahay sheekoyinka jacaylka iyo gabayada markaa waxaan idinku codsanayaa inaad igacaawisaan
3
out of
4 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
MAXAMUD099@LIVE.COM
|
0 |
Aug 1 2010, 4:35 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Aug 1 2010, 4:35 AM EDT
Watch
ANIGOO AH INAMADA REER GABILEY WAXA AAN HALKAN KA CODSANAYAA INAAN XABAD HEESA OO JACAYLA AAD IIGU SOO DIRTAAN
out of
found this valuable.
Do you find this valuable?
|
|
Anonymous |
|
Salaan
|
0 |
Jul 25 2010, 7:35 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Jul 25 2010, 7:35 AM EDT
Watch
Sxb mahadsanid
2
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
cabdi kariin caagan warsame
|
0 |
Jun 18 2010, 4:02 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Jun 18 2010, 4:02 AM EDT
Watch
qofta aan jec laay qiima iga mud needee qal bigii aduun kee qalalasta jaceel kaa qac wax iga sii macaanto
3
out of
3 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
salaan
|
0 |
Jun 16 2010, 11:29 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Jun 16 2010, 11:29 AM EDT
Watch
waa salaamantihiin waxaan ahay gabar taageero weyn u haayso dhanka jaceelka
5
out of
5 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
gabay jacel
|
0 |
May 15 2010, 11:21 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: May 15 2010, 11:21 AM EDT
Watch
waa adunyo aaqirsamaan lamadaayo warkeeda jirib kaad mudatana lafahuu kujabshaa ee wali naag majeclaatay idinkoo meel wadajooga siduu gari kujiiray ju na ma u oran weday jarba waa kan danbeeyo mid baas oo jenis sita iyo jarjarkii lacageed oo raksi kalajiidan wata ma ugu qabtay jambiga ma ugu qabtay malajiitay ninkii jaan qarar caradii laamigii jar jarkii dib ma usoo turun turooray dadkii meesha maraayay maku tiri ina ader jaad i amaahi adeer jaad i amaahi guriigee ku jireen oo afka jiingad ahaa afar goor majukeesay inta lagaa furay malaguugu jawaabay war quudyahow qof aan meeshaba joogi jamaadeyda haya hanagu joogsan walaal
11
out of
13 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
gabayadu waa in ay ku jiraan qar rageed
|
0 |
May 9 2010, 11:01 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: May 9 2010, 11:01 AM EDT
Watch
asc dhaman somalay salaan qlaiyah waxan idin weydiyay ragggennnu iyo hablaheenuba maxay ka fahasanyihiin
5
out of
5 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
araday
|
0 |
Apr 22 2010, 12:15 PM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Apr 22 2010, 12:15 PM EDT
Watch
wxan doonayaa gabayo jacaylah iyo manso jacyl ah iyo murti jacayl ah
1
out of
2 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
salaan qaali ah
|
0 |
Apr 15 2010, 11:53 AM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Apr 15 2010, 11:53 AM EDT
Watch
waxaan jeclaan lahaa hadaa talo jacayka ku saabsan isiiso, anigoo ah qof aad u wayn jacayla i hayo
4
out of
4 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|
|
Anonymous |
|
salan qali ah
|
0 |
Apr 14 2010, 3:00 PM EDT by
Anonymous |
|
|
Thread started: Apr 14 2010, 3:00 PM EDT
Watch
inaba cadi mahan
0
out of
1 found this valuable.
Do you find this valuable?
Do you?
|