Sign in or 

|
asmacadeasmacadeasma |
Latest page update: made by asmacadeasmacadeasma
, Mar 17 2010, 8:04 AM EDT
(about this update
About This Update
1 widget added 1 widget deleted view changes - complete history) |
|
Keyword tags:
love
More Info: links to this page
|
| Started By | Thread Subject | Replies | Last Post | ||
|---|---|---|---|---|---|
| Anonymous | Udgoon | 1 | Dec 5 2012, 1:36 AM EST by Anonymous | ||
|
|
Thread started: Aug 17 2011, 5:24 AM EDT
Watch
Asc aqyarta sharafta leh e webka waxan **** codsanaya inad nosoqortan geeraro jcl ah mahadsaniden
|
||||
| hibaaq_qalbi@hotmil. | salaan | 0 | Dec 14 2011, 11:38 AM EST by hibaaq_qalbi@hotmil. | ||
|
Thread started: Dec 14 2011, 11:38 AM EST
Watch
hi every body
|
|||||
| Anonymous | Qiso jaceel o dhab ah | 1 | Nov 13 2011, 6:29 AM EST by Anonymous | ||
|
|
Thread started: Aug 17 2011, 5:56 AM EDT
Watch
Asalamu calikum salan kadib kadib waxan halkan kusogudbinaya qiso jaceel ah o an wali dhamanin arimaheeda dr.macow wa wil da'yar iyo gacalisadiisa xamdi xiis aan gudaha ugalno sheekada dr.macow iyo gacalisadiisa xamdi, maalin malmaha kamida aya dr.macow wuxu aaday tahriib dalka italia lkn nasiib xumo wey suurta galiweyday kadibna wuxu kusoolabtay magalada muqadisho markasi ayu kufikiray in niyada uu kasaaro buufiski hayey uuna ubadalo arimo jaceel lkn habeen habeenada kamid ah ayuu soo'qabsaday taleefonka kadibna number ayuu wacay isla markiiba waxa taleefonka ka'qabtay gabar cod dabacsan leh aad ufaraxsan islamarkiiba waxey lasoboday WAAKUMA?YAAD RABTAA?horay aya loodhahay labo barisay kalawarla,wilki murugsana e macow aha cabaar ayuu aamusay inyar kadib ayuu kudhahay gabadhii abaayo adiguna wad faraxsantahay aniguna murug ayan caawo lasexanwayey kadibna waxa dhaxmartay labadoda sheeko aad u macan halkasina waxa kudhaxmaray isbarashadii kowaad!........lasoco qebta lawad byby
|
||||